Posts

Showing posts from May, 2024

7 Calamadood Oo Lagu garto Dadka Qiimaha LeH

Image
1 : Waad ka diidaa dadka Wax, adiga oo aan ixtiraam daro u muujinayn, ama codkaaga kor u qaadeyn,  2 : Waxaa ku timaada waqtiga loogu talagalay balamaha iyo shaqooyinka, dadkuna taa way kugu yaqanaan,  3 : Waad joojisay in aad dadka ku xukmiso muqaalkooda dusha , ama aad ka hadasho garaadkooda, kama qayb gashid xanta  qof kale ku saabsan . 4 : in aad ku dhiirigaliso dadka kale samaynta  wax wanaagsan ayaa adiga ka farxisa , waxaad ku dhiirigalisaa dadka dadaalkooda, keliya ma ah natiijooyinkooda,  5 :Waad tageertaa dadka kuu dhow xitaa haddesan joogin, waadna difaacdaa marka ay maqan yihiin,  6 : Xitaa hadaad wax walba og tahay wax walba kama falcelisid,  7 : Waad iska joojisay in aad ka xanaaqdo marka dadku ku dhahaan shaygaa ma samayn kartid waayo waxaad og tahay  in ay tahay aaminadooda ee eesan ahayn adiga  awoodaada 7 Daa Calaamadood Ee aan Kuu soo sheegay Waxaa Lagu gartaa Dadka Qiimaha LeH Hadii Aad rabto in aad qiimo Yeelato 7 Daan Ca...