7 Calamadood Oo Lagu garto Dadka Qiimaha LeH
1 : Waad ka diidaa dadka Wax, adiga oo aan ixtiraam daro u muujinayn, ama codkaaga kor u qaadeyn,
2 : Waxaa ku timaada waqtiga loogu talagalay balamaha iyo shaqooyinka, dadkuna taa way kugu yaqanaan,
3 : Waad joojisay in aad dadka ku xukmiso muqaalkooda dusha , ama aad ka hadasho garaadkooda, kama qayb gashid xanta qof kale ku saabsan .
4 : in aad ku dhiirigaliso dadka kale samaynta wax wanaagsan ayaa adiga ka farxisa , waxaad ku dhiirigalisaa dadka dadaalkooda, keliya ma ah natiijooyinkooda,
5 :Waad tageertaa dadka kuu dhow xitaa haddesan joogin, waadna difaacdaa marka ay maqan yihiin,
6 : Xitaa hadaad wax walba og tahay wax walba kama falcelisid,
7 : Waad iska joojisay in aad ka xanaaqdo marka dadku ku dhahaan shaygaa ma samayn kartid waayo waxaad og tahay in ay tahay aaminadooda ee eesan ahayn adiga awoodaada
7 Daa Calaamadood Ee aan Kuu soo sheegay Waxaa Lagu gartaa Dadka Qiimaha LeH Hadii Aad rabto in aad qiimo Yeelato 7 Daan Calaamadood Samee!
Comments
Post a Comment
Wax Fiican soo qor mahadsanid