10= qormo oo Ku tusaya inaad ka wanaagsan tahay sida aad moodayso



1= waad Nooshahay waadna caafimaad qabtaa 

2= waxaad awooda in aad socoto inta aad doonto

3= waxaad maqli kartaa cod kasta iyo jabaq kasta oo wanaagsan 

4= baahi kuma aada seexan xalay adigoo dharagsan ayaad jiifsatay 

5= guri qurux badan ayaad kaso baxdaa oo xayn daab leh 

6= waxaad xidhataa dharka dookhaaga midka ugu quruxda badan adigu aad dooratay 

7= waxaad ka fikirtaa waa kasta oo barya hamiga noloshaada adiga oo go'aankaagu Yahay hirgalinta hadafkaaga 

8= waxaad tahay mid wax akhrin kara waxna qori karaa diintiisa wax ka yaqaana 

9= waxaad leedahay waalidiin ama walaal xigto iyo xigaal ama saaxiibo ku jecel oo u ooman in aad maalin uun nolosha ku kulantaan 

10= rabi ku jecel ayaad leedahay wax walba ku siiya adna raali gali marwalba

Comments

Popular posts from this blog

Ha is Dhiibin Hana Quusanin

7 sheey oo isku beddeli doonto noloshaada Hadii aad sameeso

Sheikh Mustafa Wuxuu Yiri :