Ha is Dhiibin Hana Quusanin
Ee Guushu Waxee Ku timaadaa Dhowr isku Day. Ee Ha is Dhiibin Jab. oo Kuf. Kadibna Kac Waayo Dheel Dheel Laguma gaaro Hadafkaaga.
Majiro Aduunkaan Qof Hurdo iyo Dheel Dheel Ku gaaray Dadka Guuleestay Weey soo jabeen Weena soo rafaaden.
Hadaa rabtid raaxo Dambe Hada Jab oo Kuf
Fadhiga Ka Kac Maskaxdana Ku Qabso in aad guul gaari doontid Marka aadan is Dhiibin!!
Guushu Weey Micno Badan taHay
Hal Erayna Laguma soo koobi karo Lkn guul lagaaro Waxaa ugu Fiican in aad rabigaaga raali Kaa Yahay Markaas ayaa Waxaa dhihi kartaa Waan Guuleestay!!
Comments
Post a Comment
Wax Fiican soo qor mahadsanid