calaamadaha lagu aqoonsado gabdhaha sharafta badan;

gabdhaha wanagsan .

hadaa aragto gabar loo tartamaayo waa gabar qiima leh ,,,

gabadha asturan oo dhowrsan waxay sharaf u yeeshaa nafteeda iyo reerkeeda,,

waana midda nin kastaa uu ku hamiyo in uu helo gabadhaas .,

laakin waa lama helaan oo nin nasiib leh kaliya ayaa hela ,

gabadhaas waxeey soo saartaa bulsha aqlaakh ahaan iyo aqoon ahaanba u dhisan ,

dardaaran

waxaan idiin dar daarmaa gabdhaheena soomaaliyeed in aad is dhowrtaan ,

si uu alle idiin kaga raali noqdo cibaadadana aad ku dadaashaan,

 


Comments

Popular posts from this blog

Ha is Dhiibin Hana Quusanin

7 sheey oo isku beddeli doonto noloshaada Hadii aad sameeso

Sheikh Mustafa Wuxuu Yiri :