Sheikh Mustafa Wuxuu Yiri :

 


Weligaa Ha is oranin:

Hadaa saan Yeesho Mexee Dadka Ku oranayaa. Waa Nacas Baa Lagu oran!

Inaa Allah aktiisa Nacas Ka noqato oo Naar gasho: iyo in aad Dadka Aktooda Nacas Ka Noqato Kee Kuu ruun?

Hadaa Eey taHay in aad Nacasnimo Qaadato!! Kee Kuu roon in Dadka  Yiraahdo Waa Fulay! Iyo Waa Nacas in Dadku Kugu Yiraahdaan! Iyo inaa Naar Gasho Kee Kula qurux badan!!?

Jawabta Waxey taHay:

Waxa inoo roon in Aanan Allah Aktiisa Nacas Ka Noqanin! Taas Badalkeed Dadka Aktooda Nacas Ka Noqano 

Waayoo: Waxa Fiicani Makugu dhiiri galinayaan Taas Badalkeed Wexee Kugu dhiiri galinayaan Xumanta iyo Wax Yaabaha Foosha Xun! 

Allah Swt Wuxuu Yiri! 

Adoonkeyga Xitaa Dembigiisa Haduu Ka Fara bato Badda Mugeed Waan u dhaafayaa Haduu Ka toobad Keeno! 



Comments

Popular posts from this blog

Ha is Dhiibin Hana Quusanin

7 sheey oo isku beddeli doonto noloshaada Hadii aad sameeso