xeerka guusha
xeerka jamashada waxa uu bilaabasho u yahay dhamaan guul walbo oo la xaqiijiye
waxa ay lamid tahay xigmada ah '' dab yar kuleel' badan ma bixin karo' sido kale hadii ay jama shadu yaraato guuli yaraatay. macnaheedu waa hadii aadan eheyn qof ku dhiiran sameynta shey walba dhanka yoolkiisa , sido kale aan adeegsan dareenka jamashada ,uuna col hoostiiasa jabay .hadaba taas caksikeeda waxaa ku dadaashaa in aad noqato qof u diyaarsan gaaritaanka yooliisa'
.
Comments
Post a Comment
Wax Fiican soo qor mahadsanid