XIKMAD KU SAABSAN NIN SHAQO DOON AHAA

Noqo qof wanaagsan balse waqti badan haku luminin in aa dadka ka dhaadhiciso in aad tahay qof wanagsan .. B erigii somaalidu usafri jirtay sucuudiga oo loo yaqiin janaalayaasha ayaa oday reer baadiye uga yimid magaalada la keenay , isla markiina tikit loogu jaray sucuudiga ayaa wuxuu tagay magaalada jidda : dadkii lasocday waxay u geeyeen dad ay qaraabno ahayeen , habeenkii ugu horeeye markii uu soo qabeestay oo casho lasiiyay ayuu raggii gurriga daganaa u sheegay in eey shaqo usoo raadiyaan , balse wexee ku dhaheen adeer shaqada masahlana adigana af-carabiga mataqaanid marka wax yar iska \ joog inta aad luqada ka baraneeso .annagaa waxaa cunto iyo meel aad seexato damaannad qaadeyno , wuxuu ugu jawaabay aniga majoogi kari waayo xoolihii kud ayaa iga laayay , caruutii oo abaari heeso waaka soo tagay marka si dag daga shaqo haleeygu raadsho . inta aay haye dhaheeyn ayaay subaxkasta hurdada ka soo toosaan shaqadooda aadaan , odaygiina guriga...