Posts

XIKMAD KU SAABSAN NIN SHAQO DOON AHAA

Image
Noqo qof wanaagsan balse waqti badan haku luminin  in aa dadka ka dhaadhiciso in aad tahay qof wanagsan .. B erigii somaalidu usafri jirtay sucuudiga oo loo yaqiin janaalayaasha ayaa oday reer baadiye uga yimid  magaalada la keenay , isla markiina tikit loogu jaray sucuudiga ayaa wuxuu tagay magaalada jidda : dadkii lasocday waxay u geeyeen dad ay qaraabno ahayeen , habeenkii ugu horeeye markii uu soo  qabeestay oo casho lasiiyay ayuu raggii gurriga daganaa u sheegay in eey shaqo usoo raadiyaan , balse wexee ku dhaheen adeer shaqada masahlana adigana af-carabiga mataqaanid marka wax yar iska \ joog inta aad luqada ka baraneeso .annagaa waxaa cunto iyo meel aad seexato damaannad  qaadeyno ,  wuxuu ugu jawaabay aniga majoogi kari waayo xoolihii kud ayaa iga laayay , caruutii oo abaari heeso  waaka soo tagay marka si dag daga shaqo haleeygu raadsho . inta aay haye dhaheeyn  ayaay  subaxkasta hurdada ka soo toosaan shaqadooda aadaan , odaygiina guriga...

Ha is Dhiibin Hana Quusanin

Image
Guusha Maku Timaaado Hal isku day   Ee Guushu Waxee Ku timaadaa Dhowr isku Day. Ee Ha is Dhiibin Jab. oo Kuf. Kadibna Kac Waayo Dheel Dheel Laguma gaaro Hadafkaaga. Majiro Aduunkaan Qof Hurdo iyo Dheel Dheel Ku gaaray Dadka Guuleestay Weey soo jabeen Weena soo rafaaden. Hadaa rabtid raaxo Dambe Hada Jab oo Kuf  Fadhiga Ka Kac Maskaxdana Ku Qabso in aad guul gaari doontid Marka aadan is Dhiibin!!  Guushu Weey Micno Badan taHay  Hal Erayna Laguma soo koobi karo Lkn guul lagaaro Waxaa ugu Fiican in aad rabigaaga raali Kaa Yahay Markaas ayaa Waxaa dhihi kartaa Waan Guuleestay!! 

7 sheey oo isku beddeli doonto noloshaada Hadii aad sameeso

Image
  7-da shay ee ugu muhiimsan oo haddii aad sameyso, waxaad si buuxda u hubin doontaa in noloshaadu ay isbedeli doonto 180 darajo si ka wanaagsan. Adigu waxaad noqon doontaa mid kale, oo mid kastaaba wuxuu doonayaa inuu adiga oo kale noqdo. 👇👇 1️⃣ Habbee wakhtigaaga oo kala hormari . Dhammaanteen waxaan leenahay nolosheenna ka sokow shaqooyinkayaga, laakiin kan hal-abuurka leh waa kan si sax ah u heshiisiin kara. 2️⃣ Ka bax qoloftaada❗️ Dooro inaad sameyso waxyaabo aad u malaynayso inay adag yihiin oo ka baxsan awoodaada. Markaa waxaad noqon doontaa qof si degdeg ah u koraya, oo awood u leh inuu gaadho heerar sare oo uu gaadho yoolal sare. 3️⃣ Isku day in aad go'aannadaada gacantaada ku qaadato..  Heer kasta oo ay dadka kugu xeeran ka warqabaan waxa kugu habboon, hubso in aqoonta aad naftaada u leedahay ay ka weyn tahay aqoonta ay kuu leeyihiin ilaa xad. Sidaa darteed, u daa go'aamada noloshaada oo ha u ogolaan qofna inuu go'aan kuu gaaro. 4️⃣ Ka fogow dib u dhigista hawl...

Sheikh Mustafa Wuxuu Yiri :

Image
  Weligaa Ha is oranin: Hadaa saan Yeesho Mexee Dadka Ku oranayaa. Waa Nacas Baa Lagu oran! Inaa Allah aktiisa Nacas Ka noqato oo Naar gasho : iyo in aad Dadka Aktooda Nacas Ka Noqato Kee Kuu ruun? Hadaa Eey taHay in aad Nacasnimo Qaadato!! Kee Kuu roon in Dadka  Yiraahdo Waa Fulay ! Iyo Waa Nacas in Dadku Kugu Yiraahdaan! Iyo inaa Naar Gasho Kee Kula qurux badan!!? Jawabta Waxey taHay: Waxa inoo roon in Aanan Allah Aktiisa Nacas Ka Noqanin! Taas Badalkeed Dadka Aktooda Nacas Ka Noqano  Waayoo: Waxa Fiicani Makugu dhiiri galinayaan Taas Badalkeed Wexee Kugu dhiiri galinayaan Xumanta iyo Wax Yaabaha Foosha Xun!  Allah Swt Wuxuu Yiri!  Adoonkeyga Xitaa Dembigiisa Haduu Ka Fara bato Badda Mugeed Waan u dhaafayaa Haduu Ka toobad Keeno! 

calaamadaha lagu aqoonsado gabdhaha sharafta badan;

Image
gabdhaha wanagsan . hadaa aragto gabar loo tartamaayo waa gabar qiima leh ,,, gabadha asturan oo dhowrsan waxay sharaf u yeeshaa nafteeda iyo reerkeeda,, waana midda nin kastaa uu ku hamiyo in uu helo gabadhaas ., laakin waa lama helaan oo nin nasiib leh kaliya ayaa hela , gabadhaas waxeey soo saartaa bulsha aqlaakh ahaan iyo aqoon ahaanba u dhisan , dardaaran waxaan idiin dar daarmaa gabdhaheena soomaaliyeed in aad is dhowrtaan , si uu alle idiin kaga raali noqdo cibaadadana aad ku dadaashaan,  

xeerka guusha

Image
xeerka jamashada waxa uu bilaabash o u yahay dhamaan guul walbo oo la xaqiijiye waxa ay lamid tahay xigmada ah '' dab yar kuleel' badan ma bixin karo' sido kale hadii ay jama shadu yaraato guuli yaraatay. macnaheedu waa hadii aadan eheyn qof ku dhiiran  sameynta shey walba dhanka yoolkiisa , sido kale aan adeegsan dareenka jamashada ,uuna col hoostiiasa jabay .hadaba taas caksikeeda waxaa ku dadaashaa in aad noqato  qof u diyaarsan gaaritaanka yooliisa'   .  

10= qormo oo Ku tusaya inaad ka wanaagsan tahay sida aad moodayso

Image
1= waad Nooshahay waadna caafimaad qabtaa  2= waxaad awooda in aad socoto inta aad doonto 3= waxaad maqli kartaa cod kasta iyo jabaq kasta oo wanaagsan  4= baahi kuma aada seexan xalay adigoo dharagsan ayaad jiifsatay  5= guri qurux badan ayaad kaso baxdaa oo xayn daab leh  6= waxaad xidhataa dharka dookhaaga midka ugu quruxda badan adigu aad dooratay  7= waxaad ka fikirtaa waa kasta oo barya hamiga noloshaada adiga oo go'aankaagu Yahay hirgalinta hadafkaaga  8= waxaad tahay mid wax akhrin kara waxna qori karaa diintiisa wax ka yaqaana  9= waxaad leedahay waalidiin ama walaal xigto iyo xigaal ama saaxiibo ku jecel oo u ooman in aad maalin uun nolosha ku kulantaan  10= rabi ku jecel ayaad leedahay wax walba ku siiya adna raali gali marwalba

Noolaaw Kaligaa Si aadan u murugoonin

  Noolaaw Kaligaa Si aadan u murugoonin Waayo Cidna Madaneeneso in aad faraxdo iyo in aad murugooto